Masuuliyiin qiimeyn ku sameeyay sida Muqdisho uga hirgalay Bandowga (Daawo Sawirro)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ay wehliyaan masuuliyiin katirsan maamulka gobolka iyo saraakiil ciidan ayaa xalay kormeer ku sameeyay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Kormeerka masuuliyiintan ayaa ahaa mid ay ugu kuur galayeen sida uu u hir galay Bandowga lagu soo rogay Magaalada Muqdisho, waxa ayna tageen … Continue reading Masuuliyiin qiimeyn ku sameeyay sida Muqdisho uga hirgalay Bandowga (Daawo Sawirro)